Ku Biir Bulshadeena
Ku biir oo ka mid noqo Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Istanbul. Si aad u hesho macluumaad iyo wararkii ugu dambeeyay ee bulshadeenna, buuxi formka hoos ku yaal.
Ku biirista, waxaad ogolaatay inaad ka mid noqoto bulshadeenna oo aad hesho war bixin ku saabsan dhacdooyinka iyo macluumaadka.